Yaa ka dambeeyey joojinta safarkii RW Khayre ku tegi lahaa degaanka Garacad?

Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga degaanada Puntland ayaa ka baaqsaday qorshe uu ku dhagax dhigi lahaa dekadda degmada Garacad ee Gobolka Mudug. Maamulka Puntland ayaa qorsheeyay in goobaha uu booqan doono Ra’iisal wasaare Kheyre ay ka mid noqoto degaanka xeebta Garacad oo Puntland ay in muddo ah ku taameysay … Continue reading Yaa ka dambeeyey joojinta safarkii RW Khayre ku tegi lahaa degaanka Garacad?